Ciidamo gudaha u galay Isbitaalka Warsheekh iyo xiisad halkaasi ka taagan

Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelaha Dhaxe waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay ammar lagu xirayo isbitaalka degmadaasi, waxaana dhismaha isbitaalka saakay gudaha u galay ciidamo hubeesan. Muddooyinkii dambe waxaa taagnaa khilaaf u dhaxeeyay maamulka degmada Warsheekh iyo maamulka Isbitaalka, waxaana khilaafka uu gaaray meel aad u xun oo lagu guul dareestay in xal laga gaaro. … Continue reading Ciidamo gudaha u galay Isbitaalka Warsheekh iyo xiisad halkaasi ka taagan